Thursday, June 26, 2025

Puntand oo joojisay tababar uu Garowe ku qaban lahaa Nin sheegta Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ

Wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa maanta soo saartay qoraal wargelin ah oo ay saxafiga lagu magacaabo Cumar Faaruuq Cismaan uga joojisay inuu wax shir ama tababar ah ku qabto magaalada Garowe.

Qoraal kasoo baxay wasiirka Warfaafinta Puntland  Cabdi Xersi Cali (Qarjab) oo ku socday maamulka iyo Taliska Booliska Gobolka Nugaal ayaa lagu sheegay in Cumar Faaruuq uusan ogolaansho ka heysan dowladda Puntland sidaasi darteedna qaban karin wax shir ama tababar ah.

Cumar Faaruuq ayaa sheegta in uu yahay xoghayaha ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, wuxuuan shalay tegay magaalada Garowe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON