Monday, June 23, 2025

Puntland oo amar ku bixisay in la gubo Lacagta Shilin Soomaaliga ee geeyo degaanadeeda

Golaha wasiirada maamul Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixiyay in la gubo ama la qabto lacagta shilin Soomaalida ee ku qulquleysa degaanada Puntland.

Go’aankan ayaa qeyb ka ahaa qodobo kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Puntland ee maanta oo ka dhacay magaalada Garowe, waxayna Puntland ku baaqday in xukuumadda Federaalka iyo dhammaan maamullada ay yeeshaan siyaasad xal loogu helo lacagta shilin Soomaaliga.

Degaanada Puntland ayaa lagu sameeyaa lacag been abuur ah, iyadoo dowladda federaalka iyo xildhibaano ka tirsan Puntland ay ku eedeeyeen maamulkaasi inuu mas’uul ka yahay dhibaatada ka taagan  lacagta shilin Soomaaliga.

Ad

AKHRISO GO’AANADA GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON