Tuesday, June 24, 2025

Puntland oo digniin u soo dirtay Baarlamaanka Federaalka [War-murtiyeed]

War-murtiyeed ka soo baxay kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Puntland ayaa laga soo saaray qodobo quseeya doorashada dalka 2016, waxaana lagu sheegay in Puntland u diyaar garoobeyso doorashada dhaceysa dhammaadka sanadkan.

Puntland waxay si cad ugu sheegtay Golayaasha dowladda Federaalka in la ilaaliyo heshiisyadii doorashada ee la isku ogaa.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo Baarlamaanka Federaalka uu wado dood ku saabsan heshiiska doorashada 2016 oo qodobo ka mida ay xildhibaanada ka horjeedaan.

AKHRI WAR-MURTIYEEDKA

Warmurtiyeed-05-May Puntland

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON