Wednesday, June 25, 2025

Puntland oo ka hor timid dhismaha Guddiga Saxaafadda Soomaaliyeed

Maamulka Puntland ayaa ka  hor yimid Guddigii Saxaafada ee ay dhowaan ansixiyeen Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, isla markaana ka koobnaa 9-ka xubnood [Akhri warkan]

Wasiirka Wasaarada warfaahinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade ayaa sheegay in maamulka Puntland ay kasoo horjeedaan go’aanka ay qaateen golaha wasiirada.

Wuxuu intaas ku daray  in Puntland ay xubin ku leedahay guddiga laakiin aysan ahayn shaqsiyaadkii usoo dirtay in loo magacaabo.

Guddiga Saxaafadda ee Wasaaradda Warfaafinta magacawday ayaa noqday mid la isku qabsado iyadoo qaab 4.5 ah lagu dhisay waxaana durba iska casilay qaar ka mida xubnihii ka midka ahaa.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON