Monday, July 14, 2025

Puntland oo la safatay Maamulka KMG ah ee Jubba (Warsaxaafadeed)

Dawlad Goboleedka Puntland ka hor timid oo canbaareysay mooshinkii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyeen ee shari darro ka dhigay dhismaha golaha Wakiila KMG ah ee Jubba.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa sharci darro ku tilmaantay go’aanka Baarlamaanka Soomaaliya, waxayna taageertay jawaabtii maamulka Jubba ka bixiyay, iyadoo warsaxaafadeedka Puntland lagu sheegay inuu damiirkii ka dhintay baarlamaanka Soomaaliya.

HOOS KA AKHRI WARSAXAAFADEEDKA

PUNTLAND

Maamulka Puntland ayaa si joogto ah u taageera Axmed Madoobe, waxaana jira xiriir aan fiicneyn oo kala dhaxeeya dowladda Federaalka. Dhinaca kale maamulka Koonfur Galbeed ayaa si buuxda u taageeray go’aankii Baarlamaanka, waxayna arrintan muujineysaa khilaaf hareeyay maamulada iyo dowladda Federaalka.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON