Monday, July 7, 2025

Puntland oo shaacisay in Imaaraadka uu Soomaalida u fududeeyay Socdaalka & Dal-ku-galka [War-saxaafadeed]

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay War ku sabasan in dalka Imaaraadka Carabta uu dadka  Soomaaliyeed u fududeeyay: Arrimaha socdaalka, Dal-ku-galka iyo deganaanshaha dalkaasi .

War-murtiyeedka ka soo baxay Madaxtoyada Puntland ayaa lagu sheegay, in arrintaan ay sii xoojinayso xiriirka umadda Soomaaliyeed iyo waddanka Imaaraadka Carabta, islamarkaana kor u qaadeyso ganacsiga iyo walaalnimada ka dhexaysa labada dal.

Imaaraadka ayaa u muuqada inuu arrimaha Soomaaliya kala hadlayo maamul Goboleedyo, iyadoo Puntland ka sokow ay Somaliland hore u sheegtay in Imaaraadku maamulkooda u ogolaaday in Baasaboorkooda uu saaro fiisaha.

 

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEED

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON