Sunday, July 13, 2025

Puntland oo sii deysay Maxaabiis Iiraaniyiin ah oo Kalluumeysi sharci-darro ah lagu qabtay [Sawirro]

Maamulka Puntland ayaa maanta xoriyadooda dib ugu celiyay 17 Maxaabiis ah oo u dhashay dalka Iiraan, kuwaas oo hore looga qabtay Xeebaha Maamulka Puntland.
Wasaaradaah kalluumeysiga iyo Maaliyadda ee Puntland ayaa maxaabiista Reer Iraan fasaxday, kaddib markii la ganaaxay isla markaana muddo 8 Bilood ah u jireen Xabsiga Dhexe ee Boosaaso, Waxaana hore Maxkamada Darajada Koowad ee Gobalka Bari u xukuntay, waxaana xiligii la soo qabanayey laga dilay Naakhudihii Doonta oo isku dayey inuu ka Baxsado Ciidamada Puntland.

Maxkamada Sare ee Puntland aya dib Xoryadoodi ugu celisay 17-ka Maxbuus, waxaana lagu Wareejiyay Doontii ay wateen xilliga la soo qabtay, iyadoo Naakhudihii la dilay la Xukumay inuu Magtiisa bixiyo milkiilaha Doonta ee reer Iiraan.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON