Tuesday, June 24, 2025

Puntland oo soo bandhigtay Gaari dagaal oo laga qabsaday ciidamada Galmudug [SAWIRRO]

Maleeshiyo iyo ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay gaadiid dagaal oo ay ku qabsadeen dagaalkii saaka.

Gaadiidkan ayaa u muuqda inuu yahay mid uu saarnaa qori madfac ah, waxaana dhinaca kale Puntland dagaalka uga dhigtay sarkaal sare iyadoo la sheegayo in sarkaal kale lagu qabtay.

Qasaaraha dagaalka maanta ka dhacay Gaalkacyo ayaa la sheegay inay ku dhinteen in ku dhow 40 askari oo labada dhinac ah.

DAAWO SAWIRRO
gaarigaari2gaari4

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON