Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka, ahna kusimaha Madaxweynaha maamulka Puntland Eng. C/xakiim C/llaahi Cumar (Camey) ayaa xilka looga qaaday Wasiir taageeray go’aankii xukuumadda Soomaaliya ee arrinta Qalbi dhagax.
Wasiiru Dowlihii Madaxtooyada Puntland ee Xiriirka Gobollada, Bashiir Gurxan ayaa xil ka qaadistiisa sabab looga dhigay dhaqan aan ku haboobeyn dowladnimada.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA :