Monday, June 23, 2025

Qarax Bam oo ka dhacay Degmada Qoryooley iyo Qasaare ka dhashay

Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Maqaayad ku taalla magaalada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Qaraxa ayaa ka dhacay maqaayada ku taalla magaalada Qoryooley, waxaya ahayd Bamka la aaso, iyadoo ay qasaare kasoo gaartay dadkii xilligaas ku sugnaa Maqaayadda oo marmar ay ka cunteyn jireen ciidamada dowladda.

Qaraxa ayaa geystay qasaare 7 qof ah oo ku sugnaa maqaayada, waxaana qaarkood la sheegay inuu dhaawaceedu halis yahay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON