Thursday, July 3, 2025

Maxaa ka dhacay Isgoys ku yaalla Magaalada Muqdisho iyo wararkii ugu danbeeyay…

Warar kala duwan ayaa kasoo abxaya Gaari dab qabsadaymagaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid.

Gaariga ayaa la sheegay in qarax laga soo buuxiyey oo halkaasi la dhigay, wuxuuna qarxay xilli uu ka maqnaa qofkii gaariga waday, laakiin dadka qaarkii ayaa sheegay inuu dab qabsaday, iyadoo qaraxa ayaa la sheegay inuusan geysan wax qasaare ah.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhashay dab kacay Gaariga oo loo maleeyay inuu qaraxa ahaa, waxaana la helin qofkii gaariga lahaa, taasoo shaki badan abuurtay. dadka qaarkii ayaa sheegay in gaariga dabka qabsaday aanu qarax sidin.

Waa dhacdadii labaad ee maanta ka dhaca Muqdisho, iyadoo saaka uu qarax miino ka dhacay magaalada, kaasoo lala beegsaday Gaari uu lahaa taliyaha cidiamada Minishiibiyada Gobolka Banaadir.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON