Saturday, June 28, 2025

Qarax laga maqlay magaalada Muqdisho iyo faahfaahin laga helay

Qarax xoog leh ayaa Caawa laga maqlay degmoooyinka caasimadda Muqdisho, iyadoo faahfaahinta qaraxaasi ay soo baxeyso.

Wararkii uu horeeyay ee qaraxa laga helay ayaa sheegaya inuu Qaraxu ka dhashay kadib markii Ciidamada Amniga ay qarxiyeen Miino iyo walxo qaraxa oo laga buuxiyey Jawaab, iyadoo la dhigay agagaarka Garoonka Enjineer Yariisow ee degmada Cabdicasiis.

Lama sheegin qasaare ka dhashay Miinada ay qarxiyeen ciidamada AMniga oo laga maqlay inta badan xaafadaha caasimadda Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON