Wararka laga helayo Gobolka Shabelle Hoose Adam sheegaya in qarax lala beegsaday Ciidamo uu watay abaan-duulihii hore ee Ciidamada Xogga Dalka ee showman Xilka laga qaadayJen. C/llaahi Cali Caanood.
Wararka ayaa Sheehan in Qarax Xoggan uu qabsaday mid kamida Gawaari Cabdi billayaai ah oo uu watay Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.
Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxeeysa Shalambood iyo Lambar 60 oo ay Marayeen Ciidamada Gen. Caanood uh la socday.
Saraakiil ka tirsan Miilatariga Soomaaliya ayaa sheegay inuu qaraxaasi inuu burburiyay gaariga, islamarkaana waxyeelo uu ka soo gaaray ciidankii gaariga saarnaa, balse uu bad qabo Gen. Caanood.
Ma cadsa ilaa iyo hada qasaaraha Soo Gaaray Ciidamada Uu hoggaaminaye Janeraal Caanood oo Saakay ka ambabaxay degmada Afgooye oo uu Gen. Caanood Ciidamo ku ururinayay muddooyinkii danbe.