Monday, July 7, 2025

Qarax lala beegsaday Goob ay ka socdeen Ciyaaro Dhaqameed & Qasaare ka dhashay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax ka dhacay magaalada Baydhaba Goob ay a socdeen ciyaaraha hiddaha dhaqanka oo loogu dabaal degayey Ciidul fitriga.

Qaraxa oo la sheegay in goobta las ii dhigay ayaa waxaa ku dhintay saddex qof, waxaana ku dhaawacmay ilaa 19 ruux, iyadoo dhawacooda la geeyay Isbitaalka magaalada Baydhaba.

Dadka dhintay ayaa kala ahaa qof iyo laba caruura, iyadoo goobta qaraxa ka dhacay ay ku dhowdahay xero ay degan yihiin dad barakacayaal ah oo dhinaca waqooyi ka xigto magaalada Baydhaba.

Ma jirto weli cid sheegatay qaraxaasi, waxaana lagu eedeeyay Alshabaab oo degaankaasi ka geystay falalka qaraxyada ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON