Tuesday, June 24, 2025

Qarax is-miidaamin ah oo lagu qaaday Xarunta Ciidamada Sirdoonka Magaalada Kabul [Sawirro]

Weerar is-miidaamin ah ayaa lagu qaaday xarunta ciidamada Sirdoonka magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan.

Wararka laga helayo magaalada Kabul ayaa sheegaya in weerarka oo uu fuliyey qof is-miidaamiyey ayaa la sheegay inuu ahaa qof lugeynaya, kaasoo isku qarxiyay shaqaale ka tirsanaa xarunta sirdoonka oo shaqada ku sii jeeday.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay lix qof, iyadoo 3 kale ay ku dhaawacmeen, waxayna goobta qaraxa ka dhacay u dhoweyd xarunta weyn ee dhismaha sirdoonka dalkaasi oo kamida goobaha sida weyn loo ilaaliyo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON