Monday, July 14, 2025

Qarixii maanta oo sababay in Dhagxaan lagu xiro Isgoyska Dabka ee Muqdisho (Sawirro)

Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa Caaw dhagxaan ku xiray Isgoyska muhiimka ah ee Dabka oo ah barta labaad ee laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya, int aan la gaarin Isgoyska Sayidka.

Gaadiidka waaweyn oo ay ku rarran yihiin Dhagxaan ayaa caawa tegay Isgoyska Dabka waxaana dhagxaantaasi jaray bartama Isgoyska, waxaana hadda meesha ka baxaya Gaadiidka ka imaan jiray dhinaca Bakaaraha ee sida toosa ah ugu gudbi jiray degmada Waaberi ama aadi jiray isgoyska Sayidka.

Tallaabadan ayaa ka danbeysay markii uu maanta Gaari qaraxyo sida xoog ku maray ciidamada ku sugnaa isgoyska Dabka, iyadoo uu isku qarxiyey Isgoyska Sayidka. Xukuumadda xilka sii heysa ayaa warbixinteeda 100-ka maalmood ku daray inay dib u furtay inta badan wadooyinka Magaalada Muqdisho

No photo description available.
May be an image of outdoors

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON