Friday, June 27, 2025

Qasaaraha dhimashada iyo dhaawaca weerarkii Kismaayo si weyn u kordhay

Tirada ciidamada ku dhimatay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Jaamacadda Kismaayo ayaa si weyn u  korortay, iyadoo dhaawacyaduna ay tiro dhaafeen, wuxuuna weerarkaasi noqonayaa kii ugu dhiig badnaa ee dhacdo qura qasaare heerkaas gaaraya ay ku waxyeeloobaan.

Sawiradda Qaraxii Kismaayo
Sawiradda Qaraxii Kismaayo

Dhimashada ayaa sare u dhaaftay 25 ruux halka dhaawacu gaaray 40 kale.  Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jubbaland Suldaan C/qaadir Xaaji Luga-dheere ayaa sheegay in ciidamada Maamulka Jubba in weerarkaas u dhacay si lama filaan ah.

LUga-dheere sheegay in dhaawacyada dadkii xaalkoodu darnaa loo qaaday magaalada Muqdisho, halka qaar kalena oo dhaawacyadoodu fudud yihiin  lagu daweynayo Isbitaalka magaalada Kismaayo.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON