Thursday, June 26, 2025

Qaxooti ka badan 2000 QOF oo Magaalada Boosaaso soo gaaray (SAWIRRO)

Waxaa maanta magaalada Boosaaso soo gaaray in ka badan 2500 qaxooti Soomaali ah oo kasoo cararay dagaalada dalka Yeman, waxayna dadkaas u badnaayeen carruur, haween iyo dad waayeel ah. Maamulka Puntland iyo dhinacyada bulshada degaankaasi ayaa u gurmaday dadkaasi. Waxaa kaloo gurmadka ka qeyb ahaa Hay’addaha Bisha Cas iyo IOM.

qaxooti

Dadkan oo dhibaato weyn ay ka muuqatay ayaa dejintooda ay qaadatay muddo saacado ah, iyadoo qaarkood oo xaalkoodu liitay loo qaaday isbitaalada Boosaaso.

HOOS KA DAAWO QAAR KAMIDA SAWIRADA DADKAASI

DSC_0042

DSC_0033

DSC_0152

DSC_0148

DSC_0147

DSC_0141

DSC_0135

DSC_0125

DSC_0116

DSC_0101

DSC_0098

DSC_0108

DSC_0089

DSC_0088

DSC_0085

DSC_0083

[ad name=”HTML”]

DSC_0079

DSC_0077

DSC_0075

DSC_0071

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON