Magaalada Boosaaso waxaa gelinkii dambe ee shalay soo gaaray markankii Nawaal 3 oo sidan qaxooti qeybtii labaad oo tiradoodu gaareyso 3000 oo u badan Soomaali qaxooti ku ahaa dalka Yeman.
Waxaa dekada Boosaaso ku soo dhoweeyay Guddiga gurmadka degaankaasi iyoadoo loo sii diyaariyay waxyaabo ay ka mid ahaayeen biyo iyo cunto fudud.
Muuqaalada dadkaasi waxaa ka muuqday inay dhibaato weyn soo mareen iyo rafaad fara badan, waana dadkii ugu badnaa ee hal mar uu markab soo qaado:
Hoos ka Daawo Sawirada
[ad name=”HTML”]