Monday, June 23, 2025

Qeybo ka mida magaalada Muqdisho oo Berrito la xirayo [Akhri sababta]

Magaalada Muqdisho qeybo ka mida ayaa lagu wadaa beri laga xiro isu socodka dadka iyo gaadiidka, taasoo saameyn ku yeelaneysa nolol maalmeedka dadka.

Munaasaabadda 12-ka April  oo ah asaaska ciidamada Milateriga Soomaaliya iyo sanadguuradii 57-aad aya berri ka dhaceysa caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

Dadweynaha Muqdisho oo maalintan hore u bartay ayaa u diyaar garoobay waxaana la fasaxa ardayda kala duwan ee jaamacadaha iyo iskuulada ku yaala qeybo ka mida Muqdisho.

Munaasabadihii hore ayaa guud ahaan magaalada noqon jirtay mid gebi ahaan xiran gelinta hore, waxaana xuskan ku soo beegmayaa iyadoo xaalad amaandarro o taagan tahay caasimadda.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON