Tuesday, June 24, 2025

Qiso Naxdin leh: Gabar 13 sano jir Somali ah oo lagu kufsaday laguna dilay Islii, Nairobi [Daawo Warbixin]

Warbaahinta Kenya ayaa ka hadashay qiso naxdin leh oo ka dhacday xaafadda Soomaalida u badan tahay ee magaalada Nairobi, halkaasoo lagu kufsadaym laguna dilay gabar Soomaaliyeed oo 13 sano jir ah.

Gabadhan oo lagu magacaabi jiray Ismahan C/salaan ayaa la nooleyd eedadeed, iyadoo halkaasi tacadiga ku qabsaday, waxaana hadda loo xiray afar qof oo eedadeed ku jirto, iyadoo si weyn looga naxay waxa qabsaday gabadha yar.

Mystery surrounds the murder of a girl estimated to be 13 years of age in Eastleigh 10th street. Asmahan Abdisalan was brutally murdered at her aunts house in Eastleigh with police arresting 4 suspects including her aunt.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA NTV

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON