Tuesday, July 15, 2025

Qof ku dhintay Dab qabsaday Daarta dheer ee Donald Trump ku leeyahay magaalada New York [Sawirro]

Nin 65 sano jir ah ayaa ku dhintay afar qof oo kale oo ka mid shaqaalaha dab damiskana waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay daarta dheer ee Trump Tower ee magaalada New York.

Shaqaalaha dab demiska ee magaalada New York-na waxa ay la tacaalayaan dabkaasi ka holcaya dabaqa kontonaad ee daarta Trump Tower.

Waxa ay waraku sheegayaan in mid ka mid ah dadkii halkaa ku jiray uu ku dhintay, ilaa afar ka mid ah howlwadeennada dab demiskana ay dhaawacyo fududi soo gaadheen.

Muuqaal lagu baahiyey internet-ka ayaa muujinaya olol iyo qiiq madow oo ka soo baxaya dhawr daaqadood oo ka mid ah dabaqa kontonaad ee daarta dheer ee Trump Tower.

Taliyeha dab demiska magaalada New York ayaa sheegay in dabka daartaa qabsaday uu yahay mid aad u wayn oo aan si fudud lagu bakhtiin karayn, waxaanu sheegay in qiiq badani isku shareeray dhismaha.

Shaqaalaha dab demiska ayaa nin ka soo saaray qol daartaa ku yaal oo hollacu wada qabsaday, waxaana wararku ay sheegayaan in markii isbitaalka la geeyey uu ku geeriyooday.

Ilaa iyo haatan ma cadda waxa dhaliyay dabkaas oo ilaa hadda la damiyay qaybo ka mid ah daarta gubanaysa.

Daartan dabku ka qabsaday ayaa ah xarunta Trump Organization oo ah shirkadda ganacsiga madaxweyne Trump, waxaanay wararku sheegayaan in Trump haatan ku suganyahay magaalada Washington.

The fire wrapped around the 50th floor and angled out through several windows in Trump Tower, the New York City home base of the president, in Midtown Manhattan Saturday

The massive blaze shot out several windows on the 50 floor with flames licking out into the sky of Trump Tower on Saturday

A firefighter is seen in the blown out window in the 50 story apartment where the blaze erupted Saturday at Trump Tower

President Donald Trump was in DC when they fire broke out at his New York home base. He headed out with First Lady Melania Saturday evening to the Trump International Hotel in Washington DC for dinner following the fire 

The massive response by the FDNY and first responders saw the streets shut down around Trump Tower Saturday as they battled the inferno that started on the 50 floor

NYPD officers and first responders asses the scene of a fire at Trump Tower on April 7, 2018 in New York City The gutted out windows seen here where the fire started on Saturday. The FDNY said the apartment was completely engulfed in flames when they arrived

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON