Tuesday, July 15, 2025

Raashinkii Mucaawinada Turkiga ee Galmudug & Hiiraan oo Boosaaso laga dejiyay [Akhri sababta]

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa ku guul darreysatay in raashin mucaawino ah oo dowladda Turkiga ugu  deeqday Soomaaliya aya gaarsiiso gobollada Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug.

Raashinkan ayaa markankii waday loo diray magaalada Boosaaso halkaasii uu ku dejiyay, waxaana qandaraas lagu siiyay shirka lagu magacaabo Tawakal oo u soo daabuleysa gobollada Dhexe ee Soomaaliya iyadoo laga soo qaadayo Dekadda Boosaaso.

In ka badan 40 baabuur oo kuwa xamuulka ah ayaa shalay kasoo anbabaxay dekadda Boosaaso iyagoo safar dheer ku soo maraya Boosaas, Garowe ilaa Gaalkacyo oo kadib ay soo galbin doonaan ciidamo kumaandoos ah oo loo diray Gaalkacyo.

Howsh intaas la eg, Qarashka iyo ciidamada loo diray galbinta raashinkaasi ayaan ahayn mid u qalma marka la eego tiradiisa iyo tayadiisa, waxaana tani loo fasiri karaa heerka ay gaarsiisan tahay awoodda dowladda Federaalka Raashin loogu deeqay Gobolka Hiiraan oo Muqdisho u jira 300KM laga soo wareejiyo masaafo dhan 1060KM oo ah Boosaaso ilaa Beledweyne.

Mucaawino

Mucaawino1

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON