Wednesday, June 25, 2025

Raggii ka danbeeyay qarixii lagu dilay weriye Hindiya Xaaji oo saaka la toogtay

Waxaa saaka magaalada Muqdisho  ka dhacday fulin dil toogasho ah oo lagu fuliyay raggii ka dambeeyay qarxintii Weriye Hindiyo Xaaji Maxamed oo hore loogu xukumay dil toogasho ah.

Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidanka qalabka ayaa  saaka  xukunkii dilka ahaa ku fulisay labadii nin ee ka dambeysay dilka Allaha u naxariistee Marxuum Hindiyo Xaaji Maxamed, kuwaasi oo kala ahaa:

  1. C/risaaq Maxamed Barrow Caddow
  2. iyo Xasan Nuur Cali Faarax.

Toogashada dilka  ee lagu fuliyay saaka dil-sugayaashii C/risaaq Maxamed Barrow Caddow iyo Xasan Nuur Cali Faarax ayaa ka dhacay xarunta dilalku ka dhaceen ee Dugsiga sare ee booliska iyadoo dilka la fuliyo marka uu saxiixo madaxweynaha.

Bishii Disembar 2015 ka ayay ahayd markii ay magaamada Muqdisho ugu geeriyootay Hindiyo Xaaji Maxamed Kheyre qarax loogu xiray gaari ay wadatay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON