Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa si diiran saaka loogu soo dhoweeyay Garoonka Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.
Booqasho rasmi ah oo hal maalin qaadan doonta ayuu Dr. Abiy Ahmedku jooga magaalada Muqdisho, waxaana loo sameeyay soo dhoweyn diiran oo si heer sare ah loo agaasimay.