Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal Wasaaraha, Madaxweynaha Puntland & Wafdi Turki ah oo booqday dhismaha Garoonka Garowe

Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Cumar C/rashiid, Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas iyo wafdi Turki ah oo ku sugan magaalada Garowe ayaa maanta booqday Garoonka diyaaradaha ee Garoowe oo xilligan ay ka socoto dhisme dib u habeyn ah.

Dhismaha Garoonka diyaaradaha Garoowe ayaa l asheegay inay  ku baxayso lacag dhan 6 Milyan oo doollar, waxaana lacagta bixineysa dowladda Kuwait, iyadoo ay dhismaha fulineyso Shirkad Turki ah oo lagu magaceebo METEC.

DAAWO SAWIRRO
IMG_3986IMG_3987IMG_3988IMG_3989IMG_3990IMG_3993IMG_3995IMG_3998IMG_4002IMG_4003IMG_4004IMG_4007IMG_4012IMG_4017IMG_4020IMG_4025IMG_4027

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON