Tuesday, July 8, 2025

Ra’iisal Wasaaraha oo gaaray Magaalada Doha & kulan dhex maray Ra’iisal wasare ku xigeenka Qatar.. [Sawirro]

Ra’iisul Wasaaraha xukuumAdda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, iyadoo ay halkaasi kusoo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dalkaasi iyo safiirka Somalia ee dalka Qatar.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa magaalada Dooxa kula kulmay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar oo ay ka wada hadleen xoojinta xariirka labada dowladood iyo dardar-gelina mashaariicda Qatar ay ka fuliso Soomaaliya, sida lagu sheegay war kasoo baxay xafiiska Ra’iisal wasaraha.

Dowladda Qatar ayaan hirgelin mashaariic dhowr ah oo hore u balanqaaday inay ka fulineyso Somalia, waxaana Qatar ay kaalmo toos ah iyo mid dadban siin jirtay dowladda Somalia, kadib xiisadii khaliijka oo Somalia ay u janjeersatay dalkaasi yar ee ay go’doomiyeen Sacuudiga, Imaaraadka iyo dalal kale.

Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 3 people, people standing, suit and wedding
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people sitting and suit
Image may contain: 3 people, people sitting and suit
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 1 person, standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON