Monday, July 14, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo balanqaad u sameeyay Saxafiyiinta Muqdish [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ugu horeeyay la yeeshay xubno ka socday saxafiyiinta Muqdisho.

Kulanka oo ahaa is-barasho waxay labada dhinac uga hadleen wadashaqeyn iyo xiriir dhex mara, waxaana kulanka ka qeyb galay saxafiyiinta Muqdisho qaarkood.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa u ballan qaaday saxafiyiinta in xukuumadiisa ay dhiirigelin doonto saxaafadda, isla markaana uu doonayo in isla xisaabtan dhab ahi uu yimaado.

“Xukuumadeydu warbaahinta si gaar ah ayay u dhiiragelineysaa, waxaana dooneynaa isla xisaabtan dhab ah in la helo” ayuu yiri Mudane Kheyre oo dhinaca kale dhageystay cabashooyinka saxafiyiinta.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON