Thursday, July 17, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo booqday dhaawacyada Askarta Ciidamada Xoogga Dalka… [Daawo]

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay booqday askarta dhawaaca ah ee cidiamada xoogga dalka oo ku jira Isbitaalka xoogga Dalka.

Dhaawacyada oo laga keenay Gobollada dalka qaarkood ayaa daryeel caafimaad oo gaara lagu siiyaan Isbitaalka Xoogga Dalka ee magaalada Muqdisho, waxaana Ra’isal wasaaraha uu mid mid u xog wareystay askarta dhaawaca ah iyo dhaqaatiirta gacanta ku heysa.

Maamulka Cisbitaalka Xoogga dalka ayuu Ra’iisul Wasaare khayre ka dhageystay Warbixino ku saabsan hannaanka uu u shaqeeyo Cisbitaalka Iyo qalabka ay Adeegsadaan, iyaga oo sheegay inay ku faraxsan yihiin booqashada uu ugu yimid Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Caafimaad u rajeeyay askarta kusoo dhaawacantay dagaalo ay Al-Shabaab kula galeen dhowr aag oo dagaal

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON