Wednesday, June 25, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo booqday dhaawacyada Qarixii Afgooye ee lala beegsaday Shaqaalaha Turkiga

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday dhaawacyada qaraxii dhowaan ka dhacay Afgooye ee lala beegsadya shaqaalaha Turkiga ee dhisaya Jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye.

Ra’iisal wasaaraha ayaa tegay Isbitaalka Erdoğan Ex. Digfeer ee magaalada Muqdisho, wuxuuna la kulmay maamulka isbitaalka iyo dhaawacyada weerarkii Afgooye oo ay ka mid yihiin 6 Turki ah, isagoo xaaladooda ka wareystay, dhaawacyada qaarkood ayaa ku jiray xaalad degdeg ah.

Waxaa Ra’iisal wasaaraha wehliyey wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta, Taliyaha Booliska G/banaadir iyo xubno kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON