Monday, July 14, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray Mareykanka (Gudoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe oo la socda)

Ra’iisul Wassaaraha xukuumadda Soomaaliya Xssan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta gaaray magaalada Washington ee dalka Mareykanka, kadib safar dheer oo 24 saacadoo qaatay.

Wafdiga Ra’iisal wasaaraha waxaa ku biiray guddoomiyaha cusub ee dhowaan loo magacaabay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya C/raxmaan Maxamed C/llaahi oo aan xilka weli la wareegin, waxayna wadahadallo caawa uga bilowdeen magaalada Washington.

Waxaa la filayaa onay kulamo la yeeshaan Saraakiisha Bankiga Adduunka, Hay’adda IMF iyo xubno ka tirsan dowladda Mareykanka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON