Wednesday, June 25, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo kormeer kedis ah ku tegay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta [Sawirro]

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer kedis ah  ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Ra’iisal wasaaraha ayaa ayaa kulamo la qaatay masuuliyiinta Wasaaradda, sida Wasiirka warfaafinta C/raxmaan Cumar Cismaan, ku xigeenka C/raxmaan Iidan Yoonis iyo qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda.

Wasiirka Warfaafinta ayaa warbixin ka siiyay Ra’iisul Wasaaraha hawlaha ka socda Wasaaradda, Waaxyaha kala duwan sida ay u shaqeynayaan iyo dowr ka wacyi galinta.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ugu yeeray inay dadar dardar geliyaan wacyi galinta bulshada ee arrimaha dowladda ku saabsan.

Kormeerka Ra’iisal wasaaraha ayaa imaanaya iyo xaalad kacsan ay ka dhalatay sarkaal ka tirsan ONLF oo itoobiya loo gacan geliyay.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON