Tuesday, June 24, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Xil sare u magacaabay Weriye Caan ah [Akhriso Wareegto]

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa xil cusub u Magacaabay weriye caan ah.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha  Soomaaliya ayaa weriye Cabduqaadir Maxamed Cashar (Nadaara) u magacaabay la-taliyaha  Ra’iisal Wasaaraha ee arrimaha Warfaafinta iyo Wacyigelinta.

Magacaabiddan ayaa timid iyadoo Ra’iisal wasaare Kheyre oo xilkii ka qaaday Afhayeenkii hore ee Ra’iisal wasaaraha, isla markaana ay xowli ku socoto magacaabidda xilalka xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.

Weriye Nadaara ayaa hore ugu magacaabay Afhayeenka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, wuxuuna ka howlgalaa telefishanka Kalsan isagoo fadhiiisu ahaa magaalada London.

AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON