Friday, July 11, 2025

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo ka degay Magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Mehmet Simsek iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wafdiga Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Turkiga ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo Wasiirka arrimaha didbadda.

Wararka ayaa sheegaya in wafdigan ay hordhac u yihiin wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Ordogan oo lagu wado inuu bishan u yimaado Muqdisho furitaanka saldhigga milateri ee Turkiga ka dhisay Muqdisho.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON