Ra’iisal wasaare Rooble oo kormeerkiisii ugu horeeyay ku gaaray Saldhigga ciidamada Ballidoogle

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka gaaray saldhigga ciidamada Ballidoogle, ee Gobolka Sh/hoose.

Wafdiga Ra’iisal wasaaraha oo ay ka mid yihiin wasiiro iyo taliyaha ciidanka Xoogga dalka ayaa ku saasban kormeer xaaladda saldhigga oo bishan ay ka baxayaan ciidamada Mareykanka ee halkaasi saldhigga u ahayd.

Warbaahinta dowladda oo shaacisay socdaalka Ra’iisal wasaaraha ee xerada Balli-doogle ayaa sheegtay inuu u kuurgalayo howlgalada ciidanka Xoogga Dalku ay wadaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON