Thursday, July 10, 2025

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo safar kale ugu ambabaxayo Addis Ababa

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kusii jeeda magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Xasan Cali Kheyre ayaa safarkiisa Addis Ababa la xiriira ka qeybgalka shir madaxeedka ururka midowga Afrika oo Addis ka furmi doono.

Shirkaan ayaa waxaa lagu casuumaday madaxweynaha, hase ahaatee waxaa ka qeybgalaayo ra’iisul wasaaraha oo sidana oo kale horay ugu qeybgalay shir ay lahaayeen madaxda IGAD, kaasoo uu madaxweyne Farmaajo ka cudur daartay una diray Kheyre.

Lama oga sababta uu madaxweynaha ugu baaqday labadaan shir iyadoo xiriirka Farmaajo iyo Itoobiya uu awalba ahaa mid aad u liito.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON