Monday, June 23, 2025

Rasaas ka dhacday Bar ciidan oo laga ilaaliyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday bar laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Bartan oo fariisin u ah ciidamada nabadsugidda Soomaaliya una dhow isgoyska KM4 ayaa ka dhalatay kadib markii gaari ciidan saaran yahay oo dowladda ka tirsan uu diiday inuu barta istaago isla markaana si xoog ah ku maray barta ciidan.

jidkaRasaas ay labada ciidan is weydaarsadeen ayaa dhalisay kala carar, khalkhal weyn waxaana dhammaan goobta ka cararay dadkii ku sugnaa iyo baabuurtii oo laga wada degay.

Ad

Lama sheegin qasaare ka dhashay is-rasaaseynta, waxayna arrintan ka mid tahay nidaam la’aanta ka taagan ciidamada dowladda Soomaaliya oo si joogto isugu dhaca, iskuna rasaaseeya caasimadda dhexdeeda.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON