Tuesday, June 24, 2025

Rasaas ka dhacday Ciyaartii Degmooyinka G/Banaadir ee Garoonka Koonis & Wiil taageere ahaa oo ku dhintay

Shaqaaqo ka dhacday Garoonka Ciyaaraha Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa dhalisay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, kadib markii askari ka tirsan ciidamada Amniga ay rasaas fureen.

Taageerayaasha kooxda degmada Yaaqshiid ayaa ku kacay falal qalalaase ah markii ay garoonka ku tuureen dhagxaan, caagag iyo waxyaabo kale iyadoo fowdo ka sameeyay garoonka, waxaana arrnintaasi ka dhashay in askari ka tirsan ciidamada uu rasaas furo, taasoo haleeshay wiil dhalinyaro taageero ah oo lagu magacaabi jiray  C/fataax Muuse oo u geeriyooday rasaastaasi,

Falkan oo ay si weyn uga xumaadeen taageerayaasha iyo Bahda isboortiga ayaa ah mid naxdin leh in rasaas laga dhex rido Garoonkii Ciyaaraha dhexdiisa, kadibna qof u dhintay rasaasta.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON