Monday, July 7, 2025

Rasaas & Qaraxyo laga maqlay Degmada Balcad & Alshabab oo weerar ku qaaday Guriga Sarkaal…

Wararka laga helayo Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in rasaas xoog leh iyo qaraxyo laga maqlay xarunta degmada Balcad, kadib weerar lagu qaaday Guri uu degan yahay sarkaal nabadsugidda degmada.

Wararka ayaa sheegay in weerarka loo adeegsaday Bambo gacmeed lagu qaaday Guri uu degan yahay sarkaalka NISA ee degmada Balcad oo u dhaxeeya Xarunta degmada Balcad iyo Maxkamadda Balcad, waxaana qaraxyada kadib la maqlay rasaas xoog leh oo ay ridayaan ciidamada maamulka degmada.

Xaaladda ayaa kacsan waxaana la xiray goobaha gancsiga, iyadoo weerarku dhacay caawa afurkii kadib, iyadoo dadka degaanka ay ku warrameen in ciidamada badan la geeyay goobta weerarku ka dhcay.

Alshabaab oo dhowr jeer weerar ku qabsatay xarunta degmada Balcad, basle weerarka caawa ayaa la sheegay inuu ahaa qaab cusub oo loo dan lahaa sarkaal gaara.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON