Tuesday, June 24, 2025

Rashiid Cabdi: “Dowladda Somalia waxay kusoo baraarugtay Roobow oo noqon raba Madaxweynaha K/Galbeed”

Khabiir ka tirsan Hay’adaha Xasardaha Adduunka ee ICJ aya sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku soo baraarugtay iyadoo Mukhtar Roobow inuu ugu sareeyo musharaxiinta xilka madaxweynaha K/Galbeed.

Rashiid Cabdi oo wareysi siiyey Jariirada Washington Post ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya indhaha kala qaaday xilli ay u badneyd inuu Robow ku guuleysanayo doorashada K/Galbeed, isagoo noqon lahaa madaxweynaha soo socda ee maaamulkaasi.

Wuxuu intaas ku daray in doorasho ka dhacda Koonfur Galbeed iyadoo aanu Roobow ka mid ahayn tartamayaasha inay uun keeni karto xaaladda oo ka sii darta iyo qalalaase.

“Haddii Roobow sidan looga reebo doorashada waxay direyaa farriin khaldan, waxayna keeneysa in jiil kale ay noqdaan xagjir..” ayuu yiri Rashiid Cabdi oo arrimaha Soomaaliya uga faallooda hay’adda ICJ.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON