Tuesday, July 1, 2025

Riwaayad laga sameeyay Maxamed Farmaajo iyo Xaaladda dalka oo qabsatay Baraha Bulshada (Daawo)

24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa baraha Bulshada ee Soomaalida laga hadal hayaa Goosgoos laga sameeyay Xaaladda dalka iyo Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Muuqaalka oo ka mida SHEEKADA GUUXA DADWEYNAHA oo qeybtan la magaca baxday “DALKAAN HALOO DANEEYO HADII KALE…” ayaa waxaa baahiyey Telefishanka Universal waxayna ka hadlaysaa Nin Dab wata oo laga metalay hoggaanka dalka oo xalkiisu noqonayo Un-ka iyo Beesha Caalaka markii uu diiday wixii talo Soomaaliyeed ahaa.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON