Thursday, December 8, 2022

RW Xamsa oo safarkiisii saddexaad uga dhoofay dalka iyo halka uu kusii jeedo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay dalka, isagoo kusii jeeda Jabuuti.

Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha oo ah kii saddexaad ee uu dalka uga baxo ayaa la sheegay inuu yimid, kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa la filayaa inuu dalka Jabuuti kulamo ku saabsan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal kula yeesho madaxda Jabuuti.

Ad

Dhowaan waxaa dalka Jabuuti markii labaad tegay Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana Ra’iisal wasaaraha uu hore u tegay dalalka Tunisia iyo Itoobiya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,995FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,995FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!