Maamalka Jubba ayaa shalay soo saaray amar ay degaanadooda uga mamnuuceen Telefishanka afka Soomaaliga ku hadla ee Universal iyagoo ku eedeeyay been abuur, dacaayado ka dhan ah maamulkooda oo aanay faahfaahin ka bixin.
Haddaba waxaa soo shaac baxday sababta maamulka Axmed Madoobe u xireen telefishanka Universal, taasoo ah inay ka caroodeen barnaamij majaajileedka FAALIYAHA QARANKA ee ka baxa telefishnaasi, kaasoo uu ka soo muuqday qof loo ekeysiiyay Axmed Madoobe, loogana hadlay doorashadiisii 15-ka Ogost ka dhacday Kismaayo.

DAAWO BARNAAMIKA FAALIYAHA QARANKA EE KA CAREYSAYSIIYAY AXMED MADOOBE, IYO TAAGEERAYAASHIISA
[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=IaGDuxnUwsU”]
Goobjooge.om
[ad name=”HTML-1″]