Sunday, June 22, 2025

Sacuudiga oo ku dhawaaqay in la arkay Bishii Ramadaan, Berrina la bilaabayo

Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in la arkay Bishii Ramadaan caawa.

Ad

Meelo kala duwan oo ka mida Sacuudiga ayaa laga xaqiijiyey aragtidabisha, waxaana lagu dhawaaqay inay Sabtida berri bilaabaneysaa bisha barakeysan ee Ramadan.

Dalalka laga soomayo Berri waxaa ka mida sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn, Qatar, Masar iyo dalla kale oo badan, waxaana jira dalal kale oo Axadda shaaciyey inuu Ramadaanku u bilaabanayo.

LA SOCO FAAHFAAHIN…

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON