Wednesday, June 25, 2025

Saddex Musharax oo ka baaqday Casho Sharaftii Madaxweynaha cusub ee Farmaajo (Akhri sababta)

Saddex ka mida musharixiintii la tartamay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday casho sharaf xalay ay ka qeyb galeen musharaxiinta u tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Casho sharafta aya ahayd mid uu sameeyay madaxweynaha la doortay ee Farmaajo, waxaana u jeedkoodu ahaa in  loogu mahadceliyo, waxaana kasoo xaadiri waayay musharaxiinta kala ah:

1- Xasan Sheekh Maxamuud

2- Shariif Sheekh Axmed

3- Iyo Cumar C/rashiid Cali

Madaxweynaha xilka ka degaya ayaa caadiyan loo cudurdaaray, halka Cumar C/rashiid uu isna ka cudurdaartay cashada, laakiin waxaa iman waayay Shariif Sheekh Axmed oo isagu ku haray wareegii labaad ee musharaxiinta.

Kulanka ayaa isu bedelay mid ay leeyihiin musharaxiinta isbedeldoonka ahaa oo dhammaantood ee ku midoobay inaan dib loo dooran Xasan Sheekh, waxayna hadda doonaya u wada sharxan yihiin xilal wasiir iyo Ra’iisal wasaare.

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON