Saturday, July 5, 2025

Safiirada Golaha Ammaanka oo soo gabagabeeyay socdaalkoodii Muqdisho & War kasoo baxay

Safiirada Golaha ammaanka Q/Midoobay oo maanta socdaal ku yimid magaalada Muqdisho, isla markaana kulamo kala duwan la yeeshay madaxda Soomaalida iyo qeybaha Bulshada ayaa soo gabagabeeyay socdaalkooda iyagoo ka duulay garoonka Muqdisho maqribnimadii.

15-ka xubnood ee safiirada Golaha Ammaanka waxay  ku sheegeen war ka soo baxay inay si buuxda u garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed oo ku jira marxalad kala guur ah.

Waxay soo dhoweeyeen xilliga kala guurka ah iyo dadaalada lagu doonayo in dowlad cusub iyo doorasho ay ka dhacdo Soomaaliya aakhirka sanadkan.

Waxay kaloo ugu baaqeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inuu si degdeg ah u ansixiyo heshiiska Doorashada 2016 si howlaha u diyaar garowga doorashada loo bilaabo, waxayna u adkeysteen in joogo waqtigii hore loo socon lahaa.

SAWIRRO

Golahaammaanka01

Golahaammaanka02

Golahaammaanka03

Golahaammaanka04

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON