Tuesday, July 15, 2025

Safiirka Dalka Qatar ee Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh [Daawo]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guriga uu degan yahay ee magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Qatar danjire Xasan Xamza.

Xasan Sheekh oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa safiirka Qatar kala hadlay xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka labada dal, waxaana uu Xasan Sheekh yiri: “Amb. Xasan Xamza, Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya ayaa maanta igu soo booqday hooyga aan ka deganahay Muqdisho..”

Tan iyo intii uu dalka ku soo laabtay madaxweynihii hore xildhibaan Xasan Sheekh waxaa jawi cusub gashay magaalada Muqdisho, iyadoo Guriga uu degan yahay Xasan Sheekh uu noqday xarun dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo xoog leh ka socdaan.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON