Monday, July 14, 2025

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Baydhaba iyo Kismaayo kula kulantay Shariif Xasan & Axmed Madoobe (Daawo Video)

Lba madaxweyne

Safiirka dalka Ingiriiska u fadhida dalka Soomaaliya Harriet Mathews ayaa shalay iyo maanta socdaallo kala duwan ku bixisay xarumaha KMG ah ee maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubba, iyadoo la kulantay madaxweynayaasha labadaasi maamul Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).

Safiirada oo ka hadashay labadii kulan markii ay yeelatay kadib waxay sheegtay inay kala hadashay arrimaha hiigsiga cusub, soo xulida xildhibaanada Koofur  Galbeed oo odayaasha soo xulaya ay kulan gaara la yeelatay. Arrimaha kale ee ay kala hadashay madaxda labadaas gobol waxaa ka mida dhibaatooyinka laga digay ee  daadka ka dhalan kara roobabka ka da’aya koonfurta Soomaaliya.

 

Daawo shirkii Jaraa’id ee Shariif Xasan & Harriet Mathews

Daawo shirkii Jaraa’id ee Axmed Madoobe  & Harriet Mathews

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON