Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ku adkeystay in duqeyntii Mareykanka ee Bariga Mudug lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab.
Safiirka oo wareysi VOA-da ayaa sheegay in Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ay xaqiijisay in weerarkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab, wuxuuna caddeeyay in xuduudka u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug ay ka howlgalaan Alshabaab.
DHAGEYSO SAFIIRKA
Goobjooge.com