Sunday, July 13, 2025

Safiirka Turkiga: Basaborka Somaliland waxaan u aqoonsanahay ID lagu joogo degaanadooda”

Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Olgan Bekar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta

safaaradaasi ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada afgembigii bartamihii bishan ka dhacay dalka Turkiga isagoo u mahadceliyay dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed sidii ay uga jawaabeen arrintaasi iyo taageeradii ay muujiyeen.

Wuxuu beeniyay safiirka in Turkigu aqoonsaday Baasaboorka maamulka Somaliland oo laga soo xigtay qunsulka Turkiga ee Hargeysa, wuxuuna sheegay inaysan arrintaasi jirin. isagoo sheegay in Turkigu Somaliland u aqoonsan yahay qeyb ka mida Soomaaliya.

Wuxuu caddeeyay inay u aqoonsan yihiin Baasaboorka Somaliland ID lagu joogo degaanada Maamulka Somaliland.

Safiirka ayaa ka hadlay Dugsiyada iyo cisbiaalka Deva ee la xiray, wuxuuna sheegay in adeegyadii isbitaalka  DEVA uu bixin doono isbitaalka kale ee Digfeer.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON